Abukar Maalim

Ka Wikipedia

abuukar maalim الشيخ ابوبكر حسن مالم waa caalim soomsaliyeed aadna looga yaqaan gayiga soomaliyeed gaar ahaan koonfurta soomaaliya sheekha ayaa lagu yaqaanaa fidinta diinta islaamka sida akhrimta duruusta diiniga ah sida tafsiirka,fiqhiga,carabiyada,tasawufka, caqiidada waxaa kale oo sheekha caan Ku yahay muxaadarooyin wuxuuna sheekh haatan wadaa akhrinta duruusta EE masaajida magaalada muqdisho sheekha ayaa wuxuu alifay kutubo iskugu jira caqiido iyo naxwa sheekha ayaa wuu aad uga hortagaa sida caqiidada khalqan oo waayihii Danbe ku soo badanaysay dalka