U bood nuxurka

Abwaan aadan tarabi

Ka Wikipedia

Abwaan Aadan Tarabi jaamac wuxuu ku dhashay miyiga caynaba 1948, waxa uu ku barbaaray yaraantiisii inta u dhaxaysa sanaag iyo sool, markii danbe-na usoo wareegay berbera.

Abwaanku wuxuu sameeyey gabayo iyo heeso badan oo ay qaadaan fanaaniin waaweyn oo ay ka mid yihiin Aamina abdilaahi, kinsi xaaji aadan.

heestii ugu horeysay ee masrax tagta ee uu sameeyey waxay ahyd "goor iyo ayaan" oo ay qaaday shankaroon Axmed.

dead 22-july-2026