Af-Faransiis
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Af Faransiis)
Luqada Faransiiska (Af-Faransiis : français / langue française). waa midkamaida luqadaha laatiinnka waxa sirasmiya amaba luqadooda hooyo ay u tahay in kabadan 80 milyan ooqof waxa ay luqada labaad u tahay in kabadan 190 milyan halka ay kuhadlikaraan inkabadn 200 milyan oo qof dadka Af-faransiiska kuhadlaa waxa ay kunooolyihiin in kabadan 53* dawladood.inta badan dadka sida rasmiga ha ugahadla Af-farnsiisku waxa ay kunoolyihiin wadanka Faransiiska afka faransiisku waa mid kamida afafka lagaga hadlo jamciyada quruumaha kadhaxaysa waxa kale oo adeegsada midawga Yurub.
| Af-Faransiis | ||
|---|---|---|
| français | ||
| Dhawaaq | Lua error in Module:Lang at line 17: attempt to index field 'lang_name_table' (a nil value). | |
| Dhalad u ah | France, Belgium, Switzerland, Monaco, Francophone Africa, Kanada, iyo meelo kale oo ka tirsan Francophonie | |
| U ah afka hooyo | L1: 74 million (2025)e27 L2: 238 million (2025)[1] Total: 312 million[1] | |
| Qoyska luqada | ||
| Early forms: | ||
| Hab qoraalka | Latin script (French alphabet) French Braille | |
| Xaalada Rasmiga | ||
| Ka ah Luqad rasmi | ||
| Regulated by |
| |
| Koodka luqada | ||
| ISO 639-1 | fr | |
| ISO 639-2 | fre (B) fra (T) | |
| ISO 639-3 | fra | |
| Luqadda la adeegsado | 51-AAA-i | |
Dalalka iyo gobollada ay Faransiisku yihiin luqadda hooyo ee aqlabiyadda[lower-alpha 1]
Dalalka iyo gobollada halkaas oo Faransiisku yahay luqad rasmi ah ama si dhab ah loo adeegsado, balse aan ahayn luqadda hooyo ee aqlabiyadda
Dalalka, gobollada, iyo dhulalka halkaas oo Faransiisku yahay luqad maamul ama dhaqan balse aan lahayn heer rasmi ah | ||
|
{{{1}}} | ||
Wadamada uu Faransiisku yahay luqadda rasmiga ah ee la aqoonsan yahay
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Faransiiska
- Jabuuti
- iyo kuwo kale.
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- http://www.francophonie.org Archived Luuliyo 24, 2010 // Wayback Machine
| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro French language. |
- ↑ 1.0 1.1 Cite error: Invalid
<ref>tag; no text was provided for refs namede27 - ↑ Hammarström, Harald; Forkel, Robert; Haspelmath, Martin; Bank, Sebastian (2022-05-24). Glottolog. Max Planck Institute for Evolutionary Anthropology https://web.archive.org/web/20231127113834/https://glottolog.org/resource/languoid/id/shif1234. Waxaa laga kaydiyay the original 2023-11-27. Soo qaatay 2023-11-11. Barameter aan la aqoon
|url-status=ignored (caawin); Maqan ama ebar|title=(caawin) - ↑ Hammarström, Harald; Forkel, Robert; Haspelmath, Martin; Bank, Sebastian (2022-05-24). Glottolog. Max Planck Institute for Evolutionary Anthropology https://web.archive.org/web/20231111104954/https://glottolog.org/resource/languoid/id/oila1234. Waxaa laga kaydiyay the original 2023-11-11. Soo qaatay 2023-11-11. Barameter aan la aqoon
|url-status=ignored (caawin); Maqan ama ebar|title=(caawin)
Cite error: <ref> tags exist for a group named "lower-alpha", but no corresponding <references group="lower-alpha"/> tag was found