Afartan Xadiis
Jump to navigation
Jump to search
Afartan Xadiis ama afartanka Nawawi (Carabi: الأربعون النووية) waa kitaab ka kooban Afartan iyo labo xadiis oo uu qoray Imaam Nawawi kitaabkan waxa ka kooban yahay intii ugu muhimsanayd hadaladii Nabi Muxamed S.C.W. waa muunad ka turjumaysa xigmadiisii C.s