Jump to content

Afgobaadsi

Ka Wikipedia

Afgobaadsi ( Af Ingiriis : flattery) waa markaa mashxarada la badbadiyo; oo ujeedada tahay na raxleynta iyo garabtaag inuu ka helo qofkaas. Afgobaadsi waxaa weliba loo isticmaala markaa uu qofka naag shukaansi ku maaweelaayo. Taariikh ahaan, afgobaadsi waxaa lagu adeegi jiray boqorada, ugaasyada, garaadada, iyo suldanada.[1] Afgobaadsi waxaa af ingiriis lagu dhahaa flattery, adulation, blandishment, praising, fawning, puffery.


  1. Regier, Willis Goth. In Praise of Flattery (Lincoln: University of Nebraska Press, 2007).