Aflixi

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Aflixi.com
Aflixi logo.jpg
Cinwaanka Aflixi.com


Aflixi.com Waa Website loo sameeyay arayda Jaamacadaha Dhigto Kuwa ka baxay, kuwa hada Jaamacada bilaabaayo sidookale macalimiinta iyo dhamaan inta aqoon raadineeyso Waxaad soo dhigi kartaa wixi Su'aal oo ku saabsan aqoon oo aad u baahantahay ina lagaa caawiyo kadib waxaad heleeysaa Jawaabta su'aasha aad soo weeydiisay. si aad Su'aalo usoo dhigto halkaan kasoo dhig, si aad isku diiwaangaliso halkaan riix.

Aasaasidii Aflixi[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

waxaa la aasaasay 2015-5-17.

Qaybaha Flixi[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Aflixi wuxuu ka koobanyahay 17 kuliyadood oo kala ah

  1. Computer Science
  2. Medicine
  3. Nursing
  4. Public Health
  5. Laboratory
  6. Nutrition
  7. Business Administration
  8. Accountancy
  9. Public Administration
  10. International Relationship
  11. Economic
  12. Education and Social Science
  13. Media
  14. Scientific Subjects
  15. Civil engineering
  16. Agriculture
  17. Veterinary

Qalab mobeel[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Lasoo dag Aflixi Mobile App

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

http://www.aflixi.com/topic/4-ku-soo-dhawaaw-aflixi-welcome-to-aflixi/ http://www.aflixi.com/topic/3-hab-isticmaalka/