Agabar

Ka Wikipedia

Agabar waa Magaalo dhacda waqooyiga caasimada Somaliland Ee Hargeisa Maroodi Jeex Kana Tirsan Gobolka Gabiley,Waxay ka tirsantahay Degmoyinka ugu bilicda fiican ugu waaweyn uguna beeraha badan jamhuuriyada Somaliland. Magaaladani waxay leedahay 4 doox oo waaweyn lana kala yidhaa Maroodiile, Buul,kalqoray iyo Agabar.