Al-Baqara

Ka Wikipedia
Qur'aan

Al-Baqara Waa suurada ugu dheer Qur'aanka kariimka, waxaa la sheegaa in ay tahay suuradii ugu horaysay ee kusoo degtay Magaalada Madiina, waana suurada labaad ee suuradaha Qur'aanka Kariimka ah xaga tiriska, waana suurada ugu dheer Qur'aanka, waxa ay ka koobantahy 286 Aayadood.