Alexander Graham Bell

Ka Wikipedia
Alexander Graham Bell
Alexander Graham Bell
Alexander Graham Bell
Alexander Graham Bell

Alexander Graham Bell waa ninkii hindisay aalada Taleefoonka. aabihii iyo awoowgii labadunba waxa ay ahaayeen. amaba ka shaqayn jireen goobaha dadka hadalku ku adagyahay lagu baro hadalka isaga laftiisu goobtaas ayuu ka shaqayn jiray hooyadii iyo xaaskiisuba waxa ay ahaayeen dad dhaga la waxa uu iskuhawlay sidii uu hadalka u karsiin lahaa dadka hadalku ku adagyahay.

sanadihii hore ee nolashiisa[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Alexander Graham Bell waxa uu ku dhay magaalda idinbara ee kutaala iskotland 1847 waxa uu lawalaal ahaa laba wiil labadiisa walaalba waxa dilay xanuunka qaaxada

hindisihisii ugu horeeyay[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xiligii uu aadka u yaraa waxa uu caan ku ahaa in , uu baadho ama ogaado waxkasta oo uu arko waxa uu ahaa fasuuli.

Taas oo keenatay in uu isukeeno talaal uu kasoo qaaday dhamaaan dhirta oo dhan.