Alifbeetada indhoolayaasha

Ka Wikipedia

Alifbeetada indhoolaha (en:braille) waa alifbeetada suurageliyay in la qoro oo loo akhriyo qoraallada kuwa aragga naafada ah. Habka Braille waa habka wax loo qoro. Waxaa loogu magac daray Louis Braille oo ahaa ninkii Faransiiska ahaa ee hindisay. Nidaamka waxaa isticmaala dadka indhoolayaasha ah si ay wax u akhriyaan waxna u qoraan. Habka indhoolayaasha waxay adeegsadaan kuuskuus kor u kacay ama dhibco ah oo far lagu dareemi karo. Qayb kasta oo dhibco ah waa alifbeetada xarfaha, iyo tirooyinka iyo xarakaynta qaar.

Maqaalkan guud waa la bilaabay.
Wax ma ka taqaan Alifbeetada indhoolayaasha sida taariikhdeeda ama xidhiidhka ay la leedahay mawduucyo kale?
Waxaa laga yaabaa inaad ku aragto macluumaadka Wikibidhiya Ingiriiska ama luqado kale oo ay tahay in la tarjumo?
Markaa waxaad ku caawin kartaa Wikibidhiya leh wax ka bedel oo ku dar xog.