Jump to content

Alisha Boe

Ka Wikipedia
Alisha Boe
Boe ee 2018
Ku dhashayAlisha Ilhaan Bø[1]
(1997-03-06) March 6, 1997 (Da’da  28)
Oslo, Norway
ShaqadaAtariisho
Sanadaha Shaqada2008–hada

Alisha Ilhaan Bø (dhashay Maarso 6, 1997), xirfad ahaan loo yaqaan Alisha Boe, waa atariisho fadhigeedu yahay Mareykanka. Waxay caan ku tahay doorka Jessica Davis ee taxanaha Netflix 13 Reasons Why.

Boe waxa uu ku dhashay magaalada Oslo ee dalka Norway, waxaana dhalay aabe Soomaali ah iyo hooyo Norwiiji ah (oo ka soo jeeda Trondheim).[2] Iyada iyo hooyadeed waxay u guureen Los Angeles markii Alisha ay jirtay toddoba sano sababtoo ah hooyadeed ayaa dib u guursatay.[3] Boe waxay dhigtey Dugsiga Sare ee El Camino Real.[xigasho u-baahan] Markii ay dhameysatay waxbarashadeeda, waxa ay ku dadaashay xirfadeeda dhanka jiliinka ah, kadibna waxa ay noqotay Aktaradii ugu horeysay ee asal ahaan kasoo jeeda Soomaali ah oo door hormuud ka ah filim Mareykan ah tan iyo Iman.[4]














  1. Alisha Boe fra Oslo er stjerne i ny Netflix-serie
  2. "EXCLUSIVE INTERVIEW: Actress Alisha Boe Talks 'Ray Donovan' and 'Casual' - #NerdProblems". Archived from the original on 2017-05-22. Retrieved 2017-04-08.
  3. Alisha Boe on Finding Her Identity, and Why She Welcomes the Many 13 Reasons Why Think Pieces
  4. Dancus, Adriana Margareta. "Women, vulnerability and depression: The cruel optimism of not giving a damn in Good Girl." Journal of Scandinavian Cinema 6.2 (2016): 137-151