Amadeyo afogadro

Ka Wikipedia

Amedeo Avogadro Waa aqoonyahan Talyaani ah dhashay 1776-1856 waa aqoonyahan Fisikis ka aad uyaqaan, waxa uu ku dhashay Torino, waxa uuna kasoo shaqeeyey jaamacadda Torino.

Waxa uu ahaa qofka aad usii tixraacay "walxaha" Yeryer waxaana loogu magac daray qaanuunkii Avogadro ee sheegayey walxa kasta ee ah hawada muggooda waa isla egyihiin hadii uu heer kulkooda ay isla egyihiin iyo caburintooda, waxaa la ogaaday mar dambe 22.4L Gaas ah Muggoda in uu yahay heer kul kiisuna yahay 0 Ebar meel buuxintiisu waxa ay noqonaysaa 602,000,000,000,000,000,000,000 walxo, waxaana lagu macaabaa tiradii avogadro sidaan ayaana loo qoraa 6,02 X 10^23 waxaana avogadro walaxaheda ee mater kesta lagu magacaabaa 1 Mol ama walxo 1 garaam oo ka mid ah maater kaas.