Ambeer
Jump to navigation
Jump to search
Maayad ama Ampeere Sumadeeduna waa (A) waxaa lagu cabiraa koronto ama waxii dab ah oo dhan ee ka sameysan Elektariik.
1 Maayad (ampere) = 1 kulaam\1amin (ilbirisi)
Qaanuunka (ohm) sida uu qabo 1 maayad = 1 volt\ ohm
Tamar-kayd = Maayad X Caabi
- · Tamar-kaydka halbeegeedu waa Volt.
- · Maayada halbeegeedu waa Ampere.
- · Caabiga halbeegiisu waa Ohm.
Milli ampere =1000/1 ee maayad.
Mikro ampere =1000,000/1 ee maayada.