Aquarius (cilmi falaga)
Appearance
| Aquarius | |
|---|---|
| Zodiac symbol | Biyo-qaade |
| Duration (tropical, western) | January 19 – February 18 (2025, UT1)[1] |
| Constellation | Aquarius |
| Zodiac element | Hawada |
| Zodiac quality | Go'an |
| Astrology |
|---|
New millennium astrological chart |
| Background |
| Traditions |
| Branches |
| Astrological signs |
| Symbols |
Aquarius (♒︎) waa calaamada xiddigiska kow iyo tobnaad ee Burjika, oo ka soo jeedda kooxda Aquarius. Marka la eego burji kulaylaha, qorraxdu waxay ku taal calaamadda Aquarius inta u dhaxaysa Janaayo 21 iyo qiyaastii Febraayo 20.[2][3][4]


