Ashraf qaaytibaay
Appearance
suldaan ashraf qaaytibaay almaxmuudi aldaahiri (afka carabiga: قايتباي المحمودي الأشرفي، ثم الظاهري، أبو النصر، سيف الدين) wuxuu ahaa suldaanka mamaaliikta intii u dhaxeesay 1468 ilaa 1496
| Ashraf qaatibaay | |
|---|---|
Sawirka qaaitibaay suldaanka mamaaliikta ee masar iyo shaam 872 H-901 H (1468-1496 ) | |
| Suldaanka mamaaliikta]] | |
| Xilka | 31 Janawari 1468 – 7 August 1496 |
| Ka horeeyay | Tamarbgaa |
| Ku xigay | An-Nasir Muxamad bin qaaytibaay |
| Dhashay | 1416/1418 Shirkeesiya |
| Dhintey | 7 Agoosto 1496 (da'da 77–80) |
| Xaaska |
|
| Issue | An-Nasir Muhammad|Al-Aziz Muhammad|As-Salih Muhammad|Sitti shirkeesiya |