Axmed Deedat

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
File:Deedat photo.jpg
Sh Axmed diidat


Axmed Deedat waxa uu dhashay 1 juun 1918 waxa uu dhintay 8 ogost 2005 shiikh dadaat waxa uu ahaa daaci islaamiya waxa uu kucaanbaxay doodaha.iyo qoraaladiisii uu isku barbar dhigi jiray ..islsaamka.iyo kiristanka .

Taariikh Nololeedkiisii[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

waxa uu ku dhashay shiikh didaat Magaalada Dashkinar gobalka.suwarat.ee wadanka india.isla markii uu dhashayba aabihii waxa uu u safray xagaas iyo konfur afrika.aabihii waxa uu ahaa dawaarle amba harqaanle.kadib axmed waxa uu aabihii kadaba tagay.sanadii 1927.kadib markii ay waxbarashadii hindiya aad ugu adkaatay.waxa ay hooyadii dhimatay kadib.markii uu aaday xagaas iyo.konfur afrika.kadib axmed diidaa oo aad uyara wxa.sowajahay.duruufo aad u dag lakiin dada.oo aad fariid u haaa waxa uu ku dadaalay sidii uu u baranlahaa ingiriisiga.


bilawgii dacwadiisa[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]


markii ay gaadhay dadiisu 16.jir ayuu axmed bilaabay shaqadiisii ugu horaysay.waxa uu kabilaabay.goob ganacsi kadib waxa uu kasheqeeyay.goobo ganacsi oo aad ubadan.kadib axmed didaat waxa uu kasheqeeyay.goobshaqo oo uu lahaa.ganacsade muslim ahi.goobtaas oo ay kudhaway meel lagu barto diinta kiristanka.waxa ay ahyd xeebta.naatasha.waqooyi.ee konfur afrika.kadib machadkii.waxa kabilaamay.dhibaatooyin iyo dhalaycayno loosoo jeediyay islaamaka.taasi waxa ay ku beegnayd kadib markii uu shiikh axmed helay kitaab uu qoray shiikh hindiya oo la odhanjiray. {shiikh.raxmatulah alhindi.alkerwani}kitaabkaas ayaa axmed diidaat u fududeeyay in uu waajoho shubuhaadkii ay ku hadlaayeen nasaaradii uu u dhawaa.shii dadeet waxa uu bilaabay in uu isag dhigo kitaaba quraanka ah kitaabka kiristanka ee kitaabul muqadaska.kadib taas axmed waxa uu bilaabay in uu sameeyo doodo doodahaas oo ay ku muslimiin kumanaan nasaara ahi ialaahay ha unaxariistee shiikh didaat waxa uu geeriyooday 2005


qaar kamida maxaadirooyinkii uu kaqaybgalay[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

axmed deedaat waxa uu ka qaybgalay maxaadirooyin aad u badan kuwaas oo uu badankooda kula doodijiriay raga ugu sareeya diinta masiixiyada ragaasina waxa ay u badnaayeen maraykan

waxaa ka midhaa kulamidii uu ka qayb galay sanadii 1983 kulan ay ku kulmeen isga iyo laba nin oo maraykan ah kulankaas oo kadhacay magaaladaderben ee wadanka koonfur afrika

waxa kale oo uu ka qayb galay isla sanadkaa isla magaaldaa kulan kadhacay oo lagaga doodayay nabi ciise iyo quraanka sida uu uga waramay