Baar

Ka Wikipedia
Baar

Baar waa geed ka baxo wadamada kuul oo dhan. waxoona ku badanyahay wadamada ku yaalo dhul baraha aduunka.Baarka soomaaliya aad oo uuga baxaa, gaar ahaan meelaha wabiyada iyo xeebaha, waana geed kala duwan, oo nuucyo badan leh.Mid waxaa jiro oo af ingriiska lagu dhaho (Hyphaene compressa), waa geed labo madax ama sadax madax yeeshto, waxoo aad uuga baxaa meelaha ee wabiyaasha maraan iyo dhinacyada xeebaha. geedka nuucaan oo labada madax leh waxoo u badanyahay bariga afrika.Geed timirka oo asiga neh u eg baarka balse ka balaaran ayaa waxoo u kala qeybsamaa nin iyo naag, sida geedka ba baayga oo kale. mid waxaa jiro oo timir dhaleenin mid timirta oo dhalaa. Baarka waxoo dhalaa Qumbo.