Baashe diig
Appearance
Baashe muuse maxamed ( baashe diig )
wuxu ahaa ninkii Cawil Cadami la afduubay diyaaradii Somali-airlines 1984kii . Sababta ay u afduubeen ayaa ahayd in ay badbaadinayeen dhalinyaro dil lagu xukumay oo ku xidhnaa jeelka mandheera.
baashe diig wuxu ahaa naftii hure u u huray naftiisa sidii umadiisa Somaliland ay ugu noolaan lahayd xornimada ay maanta haysato.
Baashe diig wuxu ahaa Habarjeclo wuxuuna kasii ahaa beesha cumar jibriil.