Jump to content

Badhaadhe

Ka Wikipedia

Dagmada badhaadhe waa dagamo balaaran oo hoos imaadaan dhowr deegaan badhaadhe waxay ku taalaa koonfurta fog ee somalia gobolka jubada hoose waana dhul hood ah oo dhir badan waa dhulka waagii hore uu kubadnaa xawayaanka maroodiga dhaqaala heeda waxuu ku xiran yahay beeraha , xoolaha nool iyo kallunka waxayna dhanka badda ee xaduuda la leedahay wadanka kenya reer badhaadhe waa dad nabadeed waxaana daga beelaha ugu badan daagankaas waa beelaha Gaaljecel, ogaadeen

Soomaaliya

Deeganada Jubada hoose

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

kismasyo[1]= Harti Darood

Afmadow= Absame/Ogadeen

Badhaadhe =Ogaden ( maqabul)

Goobweyn=Sheekhaal (Loobage), Gaaljecel

Geesguud=Sheekhaal (loobage)

Hoosiingow = Sheekhaal

Jammaame= Dir

Beerxaana= [Gaal-jecel]

Raskaambooni= Ahmed Aadan majerten

Kulbio = Gaaljecel

Liboyo-Somaali/Dhoobley =Absame/Ogaadeen,

BuuloXaaji =cormale iyo
Gaaljecel

Xaafadaha kismaayo

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xaafaaha magaada xeebedka kismaayo waxay ka koban yihiin 5 xaafadood oo waa weyn ah

1 calanley _ waxaa dagan majeerteen iyo cormale

2 guulwade_waxaa dagan mareexaan iyo harti

3 shaqaalaha_waxaa dagan gaaljecel

4 faanoole_ waxaa dagan Ogaden,Rerbicidyaha iyo dhulbahante

5 farjano_waxaa dagan ogaadeen

  1. Somali Coast Protectorate (Xeebta Soomaaliyeed ee Ingiriis)