Bae Su-min
Appearance
Sumin | |
|---|---|
| Magaca dhalashada | Bae Su-min |
| Dhashay | March 31, 2001 Pohang, Koonfur Kuuriya |
| Sanadaha Shaqada | 2020–hada |
| Calaamadaha | High Up Entertainment |
| Falalka la xiriira | STAYC |
Bae Su-min[1] (배수민; Maarso 31, 2001) oo loo yaqaan Sumin waa heesa Koonfur Kuuriya, waxay xubin ka tahay kooxda gabdhaha STAYC.[2]