Bahmajeelo

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
(Af-Ingiriis: qabilka bahmajeelo muuse abokor ,habarjeclo reer saaxil)

Bahmajeelo.... Waa mid ka mida beelaha habarjeclo gaar ahaan muuse abokor beshu waxay degtaa gobolka saaxil iyo berbera sidoo kale laasciidle raaribuul, ceelbaxay iyo bariga magalada berbera waxay ka mid tahay beelaha muuse abokor ee sida nabada ugu nool magalada berbera iyo guud ahaan gobolka saaxil

Beelaha la dhashay

Qaybaha beesha bahmajeelo[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  • muuse abokor
    • adaraxman muuse
      • isxaaq adaraxmaan
      • ismacil daraxmaan
      • cabdile adarxmaan


Beelaha ay wada dhasheen bahma jeelo

Reeryoonis ......biciide...... cali barre ......uduruxmiin muuse....... idarays muuse Buraale yoonis maxamed barre


Wixi been iyo khalada iska jir @2001