Bardooddan
bardooddan en: Sports
bardooddanka waa madadaallo waqtiga la isku dhaafiyo, marmarka qaarkoodna loo adeegsado in wax la isku baro. Waxay leedahay xeerar la raaco oo la isku ogyahay. Bardooddanaha qaarkood waa caam oo adduunka oo dhan baa laga adeegsadaa, waxaana ka mid ah kubaddaha kala duwan (kubadda cagta, kubbadda kolayga, kubadda shabagga, kubbadda gacanta); dabbaasha, orodka iwm. Waxaase jira bardooddano dhaqameedyo u gaar ah bulshooyinka qaarkood.
Bardooddan soomaalida waxaa ka mid ah shaxda, layli goobalayda (leelo googabalay), riyo ka dhalista, jarta, iyo kuwo kale oo badan. Bardoodanahaas waxaa loo yaqaannaa ciyaar dhaqameedyo waxayna soomaalidu la wadaagtaa bulshooyin kale oo qaaradda afrika ka mid ah. Dhacdooyinka layaabka leh ee ciyaaraha somalida waxaa kamid ah in uu yahay wiil soomaali ah xidiga kaso muuqday kursiga keydka inta ey dhisantahay hayada bardooddanka ee FIFA, xiddigaan somaliga ah ayaa lagu magacaabaa ISAAQ ABDI MOHAMED oo ah xidig bardooddan kubada gacanta sido kalana ka qeyb galaybtartano caalami ah o ey somaliya ka qeyb gashay ISAAQ mar ey noo suura gashay inan wax weydiino arrintaa ayaa waxa uu noo sheegay inuu aaad ugu faraxsanyhy recordka sido kale uu doonaayo inuu difaacan doono inta uu janis u helayo.