Bartire

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Bartire waa beel ka mid ah beelaha somaliyeed ee Jidwaaq, beesha waxay degtaa saddex waddan oo bariga afrika ka tirsan, sida soomaaliya, itoobiya iyo kenya .

Meelaha ee dhulka soomaaliya ka degaan waxaa ka mid ah degmada Xagar ee gobolka Jubbada hoose kismayo bu'aale .Dhinaca dalka itoobiya waxaay ka degaan magaalooyinka Jigjiga shabeley wooble iyo mela kale Reer Cilmi Waceys Cumar Maxamuud 3.Goboobe Xirsi Maxamuud 1.Reer Aamin Gaboobe Maxamuud 2.Reer Cismaan Gaboobe Maxamuud 3.Reer Maxamed Goboobe Xirsi Maxamuud 4.Reer Maxamuud Gaboobe Xirsi Maxamuud 5.Reer Xasan Gaboobe Xirsi Maxamuud Waxaa kale oo deggan qabiillo kale oo Bartire ah sida reer Xirsi Garaad farah , iyo Timacase iyo Xasan Sacad iyo rer saleebaan

Bartiraha dega soomaliya[wax ka badal | wax ka badal xogta]

55% waa xoolo dhaqato 20% waa magaalo joog (qaasatan Afmadow Dhoobley kismaayo bu'aale iyo xagar) 15% waa beeraley, 10% waaxay ku firdhisanyihiin dhammaan aduunka oo dhan. beeshu waxay xiriir wanaagsan la leedahay beelaha kale ee dariska la ah ha ahaadeen kuwa ay abtirwadaagaan iyo kuwa kale oo ay dhaqan wadaagaanba, waxaa jira dhaqano soo jireen ah oo adag oo asalkoodu ka soo jeedawaa Abdiwali Ahmed Hussein {Adam Dubad} oo Ah hogaanka sare ee beesha bartire, waa nin Dhalinyare ah oo aad u da yar oo firficoon furfuran wax ku bartay dalka Sweden iyo dalka dalka bariga african waa nin Dhaqaalyahan ah oona ah ganacsade beesha bartire waa dad aad u dagan waa qomiyad jacel Nabada iyo Horumarka bartire waxaa ka dhashay dad halyeey ah oo la yaqaana tariikhda somalida ku Qoran