Beerxaano

Ka Wikipedia

Beerxaano wa magaalo ku taalo gobalka Hiiraan.

Waxeyna magaalo Baledweyne Qiyaas ahaan u jirtaa 28km,







Taariikhda Magaalada[wax ka badal | wax ka badal xogta]


Degmada Beerxaano waa magaalo fac weyn oo qisyaastii jirta in kabadan 40 sano, waa deegaan leh dhul beereed oo sanad kasta kasoo go'aan Dalag kala duwan sida masago, galley, sinsin, iyo nuucyada kala duwan ee Qudaarta sida, yaanyada, qaraha, bocorka, liinta, iyo kuwa badan. Sidoo kale degmadu waaxay caan ku tahay xoolaha nool.