Beesha GARWAALE
BEESHA GARWAALE
Waa beel ka mid ah beelaha Digil iyo Mirifle ee loo yaqaanno RAXAWEYN(REEWING). Gaar ahaan beesha GARWAALE waxay ka tirsan tahay Mirifle.
Mirifle naftirkiisu wuxuu u sii kala baxaa sagaal iyo siddeed (9&8). Beesha GARWAALANA waxay ka mid tahay beelaha siddeedda.
Beesha GARWAALE waxay u kala baxdaa shan lafood oo kala ah:
1. GARDOON
2. MAANDOW
3. WAAGBIYE
4. RAARANGLE
5. MUGAAWLE
*Garwaale*
*Hooger , Maandow ii Ismail*
___________________________
1. *Gardoon*
*Aboo liibaan*
Mohamed
Abdow
Gaalook roobow
Kerow
Nigaay
*Aboo maajure*
Suubow
Aarow
Adeerow
Addow
*Aboo maalameey*
Birkaan
Liban
Yerow
*Aboo kalafoow*
Abdi
Birkan
*Aboo beriyoow*
Bariyow keerow warfaay
2. *Waaqbiye*
*Keerow*
Aboo eeding
Aboo roobow
Aboo fijirow
Aboo isak
Reer aw mursal
*Somow*
*Riimoge*
Birkan
Ibrahim
Osman
*Liban*
Hassan
Adow
Eeding
*Afar waqtooly*
(Morkoodle)
3. *Mugaawle*
Reer awriinow
Reer aw idiris
Reer aw ibrahim
Reer aw hassanow
Reer aw heeji
Reer aw ibdow
4. *Maandaw*
Abo orloog
Abo Arfaaly
Abo Nor
Reer maaling
Abo eddy
5. *Ismaaciil= (Raaranle)*
Halkee ayeey dagtaa beesha GARWAALE?
Beesha Garwaale waxay dagtaa Koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan gobolada kala ah:
Gobolka
1. Baay
2. Bakool
3. Shabeellada hose
4. Banaadir
5. Jubbooyinka
Dadka ugu caansan beesha GARWAALE:
1. Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yarow
2. Xildhibaan Cabduqaadir Sh.Cali (Baraka)
3. Cabdinaasir Nadaara
4. Yuusuf Cali Macallin Nuur
Iyo dad kaloo badan.
Beesha GARWAALE beelaha ay walaalaha la tahay
1. Jiroon
2. Macallin weyne
3. Reer Dumaal