Beesha Gaaljecel

Ka Wikipedia

Beesha Gaaljecel Saransoor oo degta Gobollada Hiiraan, Shabeellada dehexe, Jubbooyinka. Sidoo kalena Waddamada Soomaaliya la deriska ah Sida; Kenya Iyo Itoobiya. Haddaba Markii aan aragnay Qoraal lagu daabacay Boggan Wikipedia, kaas oo aan waafaqsanayn Isirka Beelweynta Gaaljecel Samoow. Waxaa nala habboonaatay In aan si aad u kooban usoo bandhigno