U bood nuxurka

Beesha Iidle Biciide

Ka Wikipedia

BEESHA IIDLE BICIIDE (HABARJECLO)


Beesha Iidle Biciide waa beel ka tirsan Habar Jeclo Gaar ahaan Muuse Abokor. Waxa ay degaan degaano ka tirsan G.Sanaag. sida Ceel-Afweyn, Bixin, Biyo dhacay, Dhabar-Dalool, Suuf-Dheere iyo Ceerigabo. Waxa kaso jeeda beesha Siyaasiyiin, Saraakiil iyo cuqaal aad uga so dhex muuqday halgankii xornimo doonka somaliland.

Deegaannada ay degaan

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Beesha Iidle Biciide waxaa lagu sheegaa inay degto deegaannadan:

  • Bixin
  • Suf-dheere
  • Biyo-dhacay
  • Garuuble
  • Dhabar-dalool
  • Ceel Afweyn
  • Ceerigaabo

IIDLE BICIIDE...

Beesha Iidle Biciide waxay u kala baxdaa jilibyadan:

  • Rooble
  • Saalax
  • Wacays
  • Maxamed Cabdi
  • Xareed
  • Cabdulle Cabdi



Reer Daahir

Reer Axmed

Reer Dhunkaall

Dadka caanka ah

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

● C/laahi Saalax Oogle

● Alyoos Jaamac Ducaale

● Yaasin Jaamac Ducaale PG

● Maxamed Cabdi Cabdulle

● Siyaasi Ismaaciil Faarax Maxamed (DAD-QAL) Mid kamida Aasaasayaashi xisbigii UDUB

● Siyaasi Cismaan Faarax Maxamed (Hamasholl)

● Siyaasi Axmed Siciid Maxamed ( Godane) DG Agaasimaha Guud ee Ciyaara

● Xill-dhibaan Sahal Mire

MADAX DHAQAMEEDKA BEESHA

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

● Chief Caaqil Faarax Maxamed Dhunkaall

● Cheif Caaqil Aadan cabdi

● Cheif Caaqil Cabdulle Cade

● Cheif Caaqil Cawl cabdulle nuur

● Caaqil Ismaaciil Aadan cabdi

● Caaqil Cali Axmed Weyrax

● Caaqil maxamed ismaaciil Aadan

● Caaqil Ismaaciil Axmed Weyrax

● Caaqil Cabdi cawl Cabdulle

ODAYAASHA BEESHA

● Cawil Mire Rooble

● Maxamuud Faarax Maxamed (hurre)

● Cali Cismaan Faarax (Cali madoobe)

● Maxamed Siciid Maxamed

● Iiman Cabdi Cabdulle

● Aw salaad

● ismaaciil Xuseen Gabaydhe ( Baylood)

● Rashiid Faarax Maxamed

● Rashiid Gadhoodhsade

● Maxamed ciise

● Ibraahin Axmed Weyrax

● Xasan Caateeye Dhunkaall

● Goox cabdi

● Siciid Maxamed Aadan

DHALINYARADA BEESHA

● Axmed Aadan 《GANACSADE 》

● Yaasiin Maxamuud Faarax 《GANACSADE 》

● Saleeban Maxamed Siciid 《GANACSADE 》

● Naasir Cali Cismaan 《SIYAASI 》

● Maxamed Faarax Darawal 《GANACSADE》

● Saleeban Cabdullahi Cawed 《DR 》

●Mukhtaar Maxamed Saalax 《ENGINEER 》

● Maxamed Faarax Cali 《DR 》

● Axmed Maxamuud Faarax 《GANACSADE 》

● Nuux Hadhweyne 《ENGINEER 》

● Cabdisalaan Jaamac Ciise 《DR 》

● C/raxmaan xusen Aadan《GANACSADE 》

● Maxamuud cilmi 《AQOONYAHAN 》