Biyo-saafi
Muuqaal
Biyo saafi (ingiriis: Fresh water) waa biyo oo cusbada ku yar tahay. Biyaha saafiga waxay khusaysa biyaha dhacaanka ah ee socda, iyo weliba biyaha ee barafaysan ah. Biyo saafi waxa sida caadada ah lagu helaa durduryada, harooyinka, iyo webiyada iyo roobka.[1]
Webiyada, harooyinka, iyo qallaal, Webiga Amazon (kor), Harada baikal ee Ruushka (dhexda), iyo Everglades ee gobolka Florida ee wadanka Maraykan, waa noocyo ee biyo saafi.
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Caretta, M.A., A. Mukherji, M. Arfanuzzaman, R.A. Betts, A. Gelfan, Y. Hirabayashi, T.K. Lissner, J. Liu, E. Lopez Gunn, R. Morgan, S. Mwanga, and S. Supratid, 2022: Chapter 4: Water. In: Climate Change 2022: Impacts, Adaptation and Vulnerability. Contribution of Working Group II to the Sixth Assessment Report of the Intergovernmental Panel on Climate Change [H.-O. Pörtner, D.C. Roberts, M. Tignor, E.S. Poloczanska, K. Mintenbeck, A. Alegría, M. Craig, S. Langsdorf, S. Löschke, V. Möller, A. Okem, B. Rama (eds.)]. Cambridge University Press, Cambridge, UK and New York, NY, USA, pp. 551–712, doi:10.1017/9781009325844.006.