Blake Lively

Ka Wikipedia
Blake Lively
Ku dhashayBlake Ellender Brown
(1987-08-25) Agoosto 25, 1987 ( 36jir)
Los Angeles, Kalifornia
NaaneesBlake Reynolds
ShaqadaAtariisho
Sanadaha Shaqada1998–hada
Xaasaska
Ryan Reynolds (g. 2012)
Ilmaha3
Qaraabada
Saxiixa

Blake Ellender Lively (dhashay Agoosto 25, 1987[1]) waa atariisho Mareykan ah, moodeel, agaasime, iyo u doode. Waxay ku dhalatay Los Angeles, Lively waa gabadha uu dhalay jilaaga Ernie Lively, waxayna ku soo bandhigtay doorkeeda ugu horeysay ee Sandman (1998), ka dib markii ay jishay shaqooyin badan, Lively waxay heshay aqoonsi ah muujinta dorkeeda sida Serena van der Woodsen ee taxanaha telefishanka CW Gossip Girl (2007–2012).

Lively waxay guursatay jilaaga Ryan Reynolds, kaasoo ay u dhashay saddex gabdhood.

Tix[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. . July 1, 2020 https://www.upi.com/Entertainment_News/2018/08/25/Famous-birthdays-for-Aug-25-Rachael-Ray-Tim-Burton/9301535160361/. Soo qaatay August 25, 2018. Actor Blake Lively in 1987 (age 31)  Maqan ama ebar |title= (caawin)