Boordi

Ka Wikipedia

Boordi waa geed ka baxo koonfurta dalka Soomaaliya, geedkaan af ingriiska waxaa lagu dhahaa (Cassia siamea).