Boqol hore
Appearance
Boqolhore waa qowmiyad ka tirsan digil iyo mirifle waxayna u kala baxaan 4 qabiil oo Kala ah
1.Disow 2.Eemid 3.Qomaal 4.Yalale
waxay dagaan gobolka Bay,Bakool,Shabeelaha hoose,Banaadir iyo Deegaamo kale.
Deegaamada sida weyn looga yaqaano ayaa Kala ah Doolittle, Buula jadiid, Tiyeeglow, Biyooley iyo kuwa kale oo badan.