Boqortooyo dastuuri ah

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Boqortooyo dastuuri ah (Af-Ingiriis: Constitutional monarchy; Af-Carabi: ملكية دستورية) sidoo kale loo yaqaan nidaamka Boqortooyada baarlamaaniga ah waa qaab ka mid ah qaababka boqortooyo una madax-bannaan awoodaha uu dastuurku siiyay lehna dastuur qoran ama aan qoranayn. Boqortooyada dastuuriga ah waa ka duwanthay Boqortooyada buuxda (boqorka ayaa leh awood buuxda), boqortooyada dastuuriga ah waxaa laga ma maarmaan ah in ay u gudato awoodeeda maamul sida ku xusan dastuurka lagu dhaqmo. Waxaa tusaale loo soo qaadan karaa Marooko, uu dastuurku siinayo boqorka awoodo badan, dalalka sida Iswiidhan ama Denmark, oo boqorku leeyahay awoodo kooban. Waxa laga yaabaa in a boqortooyada dastuuriga ah tahay nidaam u ogolaanaya boqorka in uu u dhaqmo sida madaxweyne oo kale marka laga hadlayo heerka siyaasadda si waafaqsan Dastuurka, haba qornaado ama yaanuu qornaanin. Halka inta badan si rasmi boqorrada looga amar qaato xukuumadduna ku shaqaayso magaca boqorka.

Sidoo kale fiiri[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Linkiyada dibedda[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Xigasho[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]