Borås

Ka Wikipedia

Borås waa magaalo (rasmi ahaan, a degaanka) iyo fadhiga degmada Borås, Gobolka Västra Götaland, Iswiidhan. Waxay lahayd 66,273 degane 2010.

Qurbajoogta Soomaaliyeed[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Waxaa jira koox Markhaatiyaasha Yehowah oo af Soomaali ah.[1]

  1. Kulamada qaar ayaa sidoo kale lagu qabtay: Soomaali