Budbud
Budbud waa deegaan ku yaalo Gobolka Mudug, waa degmo weyn oo ku taala Koofur Bari ee Gobalka mudug, waxay gaalkacyo u jirtaa ku dhawaad ilaa 80km, BudBud waxaa loogo bixiyey biyaha oo aad u dhaw, haddii dhulka laqodo 1 illaa 2 mitir waxaa helaysaa biyo soo budbud leh sidaas ayay ugu baxday Budbud. dhanka xuduudaha, dhul ahaan qorrax kasoobaxa waa ka xiga tuulada Garacad,
Budbud Budbud بودبود | |
|---|---|
Degmo | |
| Coordinates: 6°08′N 48°00′E / 6.133°N 48.000°E | |
| Wadanka | |
| Gobolka | Mudug |
| Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
| Furaha | +252 |
waqooyina waxaa ka xiga tuulooyinka Afburwaaqo iyo Xingod, dhanka Galbeed waxaa ka jira Wisil dhanka koofurna waxaa aad ugu dhow degmada Hobyo oo dhanka badweynta Hindiya xigta. dadka degan waxaa lagu qiyaasaa shankun, dadka degan waxay caan kuyihiin xooladhaqashada haba ubadnaadeena Ariga, waa meel daaqsin fiican leh. Tuuladu waxay leedahay goobo wax barasho sida Dugsi quraamo School hoose iyo dhaxe. Waxa daga beesha reer nimcaale gaar ahaan cali nimcaale
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Ciidamada xoogga dalka oo la wareegay magaalo Dalxiiseedka Budbud ee Gobolka Galgaduud
Ciidanka Xoogga Dalka oo la wareegay deegaanka Bud-bud ee hoos taga Maamulka Galmudug
GALGADUUD: Al Shabaab oo dagaal kula wareegay deegaanka Budbud