Burris

Ka Wikipedia

Burris ama Burus ,waa shay madaxa ka culus oo badanaa ka sameysan bir oo loo isticmaalo in musbaar lagu garaaco ama shay lagu burburiyo. waxaa jiro noocyo kala duwan oo burus ah, oo kala culus.



















Sido Kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]