Buundada Daboolan

Ka Wikipedia

Buundada Daboolan (Bulgarian: Покрит мост, Pokrit most) waa, sida magacaba ka muuqata, buundo daboolan oo ku taal magaalada Lovech, Bulgaria. Waxa kale oo loo yaqaan buundada Osam.