Caag bashiir

Ka Wikipedia

Caag bashiir waa tuulo dhacda amaba ku taallo waqooyi-bari ee degmada Buulo Burte, Gobolka Hiiraan. Waxaa mara webiga Shabelle waana degaan ku fiican beeraha iyo dhaqashada xoolaha.

Demography: Caag Bashiir iyo degaannada ku xeeran waxaa dega Beesha Dhoorre ee beelweynta Xawaadle.