Jump to content

Cabdulaahi Maxamuud Cali

Ka Wikipedia
Cabdulaahi Maxamuud Cali
Faahfaahin shaqsiyadeed

Cabdulahi Maxamuud Cali (Af-ingiriisi; Abdullahi Mohamoud Ali; (Af-Carabi: عبدالله محمود علي; wuxuu dhashay 13-kii Juun 1996 - waa shaqsi caan ah ka ah soomaaliya asalkiisu carab kasoo jeedo, waa maamul dhanka duulimaadka ah, sidoo kale waa vlogger kaas oo as-asaasay Radio Kulmis boodkaastiga dhijitaal ah, meelaha uu caanka ka yahay sida Facebook, Twitter, iyo Youtube shaqsi caan dhanka onlaynka ama internetka .

Lingaxyada banaanka

[wax ka badal | wax ka badal xogta]