SI

Ka Wikipedia

SI

SI oo laga soo gaabiyey kalmad Fransiis ah (Le Système international d'unités) waa nidaamka la iskugu geeyo dhamaan halbeegyada taas oo loo yaqaano Nidaamka Caalamiga ee Halbeega (The International System of Units [loo soo gaabiyo SI oo laga soo xigtay erayga Faransiiska ah: Le Système international d'unités)