Halbeeg

Halbeeg (ingiriis: Unit) waa cabir lagu xisaabiyo dhamaan qiyaasaha ganacsiga iyo sayniska; sida heerkulka, dhererka, xawaaraha, wakhtiga, muga, cufka IWM.
Dunida waxaa jira nidaam la iskugu geeyo dhamaan halbeegyada kaas oo loo yaqaano Nidaamka Caalamiga ee Halbeega (The International System of Units [loo soo gaabiyo SI oo laga soo xigtay erayga Faransiiska ah: Le Système international d'unités)
Guud ahaan waxaa jira tiro badan oo halbeegyo ah loona isticmaalo noocyo kala duwan, laakiin waxaa aasaas u ah dhamaantood Todoba Halbeeg kuwaas oo kala ah:
- Halbeega Heerkulka, sida Salsiyas, Kelfin iyo Fahrenhayt.
- Halbeega Dhererka, sida Sentimitir, Mitir, Kilomitir, iyo Hektomitir.
- Halbeega Kandhela
- Halbeega Mole lagu qiyaaso Walaxda, iyo
Taariikhda Halbeega[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Qeybaha Halbeega[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Halbeega Miisaanka[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Halbeega Miisaanka waxaa ka mid ah Garaam Kilo, Kilogaraam.
Halbeega Dhererka[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Halbeega Dhererka waxaa ka mid ah Sentimitir, Mitir, Kilomitir, iyo Hektomitir.
Halbeega Korontada[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Halbeega Wakhtiga[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Halbeega Wakhtiga waxaa ka mid ah Ilbiriqsi, Daqiiqad, Saacad, Maalin, Todobaad, Sanad iyo Qarni.
Halbeega Heerkulka[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Halbeegyada heerkulka waxaa ka mid a Fahrenhayt, Salsiyas, Kelfin , Rankine, Delisle iyo Newton.
Halbeegyo Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Halbeegyada kale waxaa ka mid ah halbeega Rikter oo ah halbeega lagu cabiro Dhulgariirka; halbeega Dhado oo lagu qiyaaso qoyaanka, uumiga iyo huurka.