Daqiiqad

Ka Wikipedia

Daqiiqad

Daqiiqad (Ingiriis: Minute) waa cabir ka mid ah halbeega lagu qiyaaso wakhtiga. Sidoo kale daqiiqad waxay ka mid tahay Nidaamka Caalamiga ee Halbeega taas oo lagu tiriyo wakhtiga.

Hal daqiiqo waxay u dhigantaa lixdan (60) ilbiriqsi.

Cabirka Daqiiqad[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • 1 daqiiqo = 0.01666667 saac
  • 1 daqiiqo = 0.0000019 sanad