Aqoon

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Category:Aqoon)
Jump to navigation Jump to search

Aqoon


Aqoon sidoo kale loo yaqaano Cilmi (Ingiriis: Knowledge) waa habka ama nidaamka waxbarasho ee qof ama xayawaan lagu barayo ama fahansiinayo wax aanu aqoon u lahayn.

Markaan tix-raacno Af-Soomaaliga saxda ah ereyga Aqoon ayaa ah kalmada ugu haboon isticmaalka, halka ereyga Cilmi tahay mid af-Carabi ah inta badana loo isticmaalo magac qofeed.

Aqoontu waa furaha nololsha oo qofka ama xayawaanka aqoonta lehi aad ayuu uga maskax, fahan iyo karti badan yahay midka aan waxba aqoon.

Ereyga jaahil ayaa lid ku ah aqoonta.

Taariikhda AXED QARDAC[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Qeeybaha Aqoonta[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Aqoontu waxa ay leedahay qaybo kala Duwan marka laga eegayo dhinacyo kala duwan. Hadii aynu ka istaagno dhinaca aqoonta ay inta badan u naqaano ta ah seeska iyo aasaaska nolosha ee marka uu ilmuhu yaryahay u bilaabanta ayaa waxa ay leedahay heerar kala duwan oo isdaba taxan. Kuwaas oo kala ah aqoonta lagu barto dugsiga Quraanka, Dugsiga Hoose, Dugsiga dhexe, Dugsiga sarre iyo weliba heerarka jamacada oo kala danbeeya.

Faa'iidada Aqoonta[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Dunida iyo Aqoonta[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]