Magac
Magac
- Sharaxaad badan iyo faahfaahin magacyada, fadlan fiiri Jadwalka Magacyada.
Magac (Ingiriis: Name) waa sumad ama astaan u gaar ah qof ama xayawaan, kaas oo loo bixiyo marka uu dhasho.
Sidoo kale, magac waxaa loo isticmaalaa in lagu calaamadeeysto wax la rabo in la isla garto marka magacaas la soo hadal qaado, tusaale ahaan qeeyb dhulka oogadiisa ka mid ah - sida magaalo - alaab - sida baabuur - walaxyo, iyo dhamaan wixii la rabo in eey laga dhex aqoonsan karo waxyaabaha kale.
= Taariikhda Magaca =2017
Qeeybaha Magaca[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Magaca Aadamaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]
- Sharaxaad badan iyo faahfaahin magacyada, fadlan fiiri Jadwalka Magacyada.
Magacyada dadka Soomaalida ah iyo kuwa dadka Islaamka ahi aad ayay u badan yihiin, boqolka magac ee ugu muhiimsan isla markaana loogu isticmaalka badan yahay waxaa ka mid ah:
Tiro | Magac | Soomaali ama Carabi | Lab ama Dhedig | Macnaha | Isticmaalka | Dadka Caanka ah |
---|---|---|---|---|---|---|
1 | Aadam | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | |
2 | Aamina | Carabi | dhedig | la aaminay lagu kalsoon yahay |
dhexdhexaad |
|
3 | Abu Baker | Carabi | Lab | - | laguma badna | |
4 | Aasiya | carabi | dhedig | - | laguma badna | |
5 | Aadan | fiiri Aadam | ||||
6 | Abiib | Carabi | Lab | - | looma badna | - |
7 | Axmed | Carabi | Lab | - | loo badan yahay |
|
8 | Abshir | Carabi Soomaali | lab | bishaaraysi | dhexdhexaad |
|
9 | Ayaan | Soomaali | dhedig | nasiibley | dhexdhexaad | - |
10 | Ayaanle | Soomaali | Lab | nasiib badane | dhexdhexaad | - |
11 | Asma | Carabi | dhedig | - | dhexdhexaad | - |
12 | Ayuub | Carabi | Lab | - | looma badna | |
13 | Aways | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | - |
14 | Cali | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | Cali bin Abi Daalib |
15 | Canab | Carabi | dhedig | - | looma badna | |
16 | Ciise | Carabi | Lab | - | looma badna | |
17 | Cumar | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad |
|
18 | Cabdi | Carabi | Lab | adoon | dhexdhexaad | - |
19 | Cabdi Raxmaan | Carabi | Lab | adoonkii Naxariistaha | dhexdhexaad | - |
20 | Cabdi Raxiim | Carabi | Lab | adoonkii Naxariistaha gaar | dhexdhexaad | - |
21 | Cabdi Laahi | carabi | lab | - | dhexdhexaad | - |
22 | Cabdi Salaam | carabi | lab | - | dhexdhexaad | - |
23 | Cabdi Casiis | carabi | lab | - | dhexdhexaad | - |
24 | Cabdi Jabaar | carabi | lab | - | dhexdhexaad |
|
25 | Cabdi Fataax | carabi | lab | - | dhexdhexaad | - |
26 | Cabdi Qani | Carabi | Lab | adoonkii Taanjirka | dhexdhexaad | - |
27 | Cabdi Rasaaq | Carabi | Lab | adoonkii Quudiyaha | dhexdhexaad | - |
28 | Cabdi Maalik | Carabi | Lab | adoonkii boqorka | dhexdhexaad | - |
29 | Caynaan | Soomaali | Lab | midkii lagu diirsaday | dhexdhexaad | - |
30 | Daa'uud | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad |
|
31 | Deeqa | Soomaali | dhedig | loogu Deeqay | dhexdhexaad | |
32 | Deeq | Soomaali | Lab | loogu Deeqay | dhexdhexaad | - |
33 | Dalmar | Soomaali | Lab | socdaa; qof dalka soo arkey | dhexdhexaad | - |
34 | Daahir | Carabi | Lab | nadiif | dhexdhexaad | |
35 | Faadumo | carabi | dhedig | - | dhexdhexaad | *Faaduma Nebi gabadh Nebi Muxamed dhalay |
36 | Foosiya | Carabi | dhedig | guulaysato | dhexdhexaad |
|
37 | Faarax | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | - |
38 | Geedi | Soomaali | Lab | qof safar ah | looma badna | - |
39 | Haaruun | Soomaali | Lab | kii sharafta laha | lagu yar yahay | |
40 | Haybe | Soomaali | Lab | kii sharafta laha | lagu yar yahay | - |
41 | Hinda | Hindi | dhedig | - | ma badna | *qof loogu magac daray wadanka Hindiya |
42 | Hibo | Soomaali | dhedig | loo quudhay | dhexdhexaad |
|
43 | Hodan | Soomaali | dhedig | barwaaqo | dhexdhexaad |
|
44 | Huud | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | |
45 | Iidle | Soomaali | Lab | qof nasiib leh | dhexdhexaad | - |
46 | Ibraahim | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | |
47 | Ismaaciil | Carabi | Lab | Alle waa maqley | dhexdhexaad |
|
48 | Ilyaas | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | |
49 | Iqbaal | Carabi | dhedig | la ogolaaday | dhexdhexaad | - |
50 | Idil | Soomaali | dhedig | dhamaystiran | dhexdhexaad | - |
51 | Idiris | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | |
52 | Jaamac | Carabi | lab | kulmiye | looma badna | - |
53 | Jamiila | Carabi | dhedig | qurux badan | dhexdhexaad | - |
54 | Khadiija | Carabi | dhedig | - | dhexdhexaad |
|
55 | Khaalid | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | - |
56 | Khadar | Carabi | Lab | nasiible | dhexdhexaad | - |
57 | Khadra | Carabi | dhedig | guuleysato | dhexdhexaad |
|
58 | Ladan | Soomaali | dhedig | qof wax heysta | looma badna | - |
59 | Ladane | Soomaali | lab | nin wax heysta | dhexdhexaad | - |
60 | Leyla | Carabi | dhedig | ayaanley | dhexdhexaad | - |
61 | Liibaan | carabi | lab | guul | dhexdhexaad | - |
62 | Luul | Carabi/Soomaali | dhedig | dheeman/Lu'lu | dhexdhexaad |
|
63 | Maxamed | Carabi | Lab | amaanan, la amaaney | lagu badan yahay | |
64 | Muxumed | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | - |
65 | Maxamuud | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | - |
66 | Maryam | Carabi | dhedig | - | dhexdhexaad | |
67 | Maslax | Carabi | Lab | wax hagaajiye | dhexdhexaad | *Maslax Xuseen |
68 | Mowliid | Carabi | Lab | dhalasho | dhexdhexaad | - |
69 | Muuse | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | |
70 | Najma | Soomaali | dhedig | - | dhexdhexaad | - |
71 | Nuur | carabi | lab | ileys ama iftiin | dhexdhexaad | - |
72 | Nuux | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | - |
73 | Qaasim | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | |
74 | Raxmo | Carabi | dhedig | naxariis | lagu yar yahay | - |
75 | Raaxo | Soomaali | dhedig | raaxaysi | lagu yar yahay | - |
76 | Raage | Soomaali | Lab | midkii habsaamay | dhexdhexaad | - |
77 | Ruqiya | Carabi | dhedig | - | lagu yar yahay | *Ruqiya Nebi gabadh Nebi Muxamed dhalay |
78 | Samatar | Soomaali | Lab | - | dhexdhexaad | - |
79 | Safiya | Soomaali | dhedig | - | dhexdhexaad | - |
80 | Saynab | carabi | dhedig | - | dhexdhexaad | - |
81 | Sahra | carabi | dhedig | wado/jid | dhexdhexaad | - |
82 | Sacaada | carabi | dhedig | guul | dhexdhexaad | - |
83 | Suleekha | carabi | dhedig | - | dhexdhexaad | - |
84 | Saalax | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | *Nebi Saalax |
85 | Shuceyb | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | - |
86 | Suleymaan | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | |
87 | Shacbaan | carabi | lab | dheregsane | dhexdhexaad | - |
88 | Saadaam | carabi | lab | - | dhexdhexaad |
|
89 | Siyaad | Carabi | Lab | - | laguma badna | |
90 | Suge | Soomaali | Lab | kii la sugayay | dhexdhexaad |
|
91 | Warfaa | Soomaali | Lab | - | dhexdhexaad | - |
92 | Waaberi | Soomaali | Lab | marka qoraxdu soo baxayso | dhexdhexaad | |
93 | Warda | Soomaali | dhedig | tasbiix | dhexdhexaad | - |
94 | Xaawo | Carabi | dhedig | - | dhexdhexaad | |
95 | Xareed | Soomaali | Lab | biyaha roobka | dhexdhexaad | - |
96 | Xuseen | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad |
|
97 | Xasan | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad |
|
98 | Xasna | Soomaali | dhedig | - | dhexdhexaad | - |
99 | Xaliimo | Soomaali | dhedig | - | dhexdhexaad |
|
100 | Yaasiin | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | - |
101 | Yaasmiin | Soomaali | dhedig | - | dhexdhexaad | - |
102 | Yusra | Soomaali | dhedig | fudayd | dhexdhexaad | - |
103 | Yuusuf | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | *Nebi Yuusuf |
105 | Yaxye | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | - |
106 | Yacquub | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad | *Nebi Yacquub |
107 | Yoonis | Carabi | Lab | - | dhexdhexaad |
Magac Islaam[wax ka badal | wax ka badal xogta]
magaca islaam waa magac nacariis taas uu muujinaysa nabad iyo nolol wanaagasan ka hor intaanu iman magaca islaam waxaa soo jiray 3 magac waxayna kala ahaayeen 1 Sabuur 2 injiil 3 quduus
Magac Kiristaan[wax ka badal | wax ka badal xogta]
maga Kiristaan waa magac laga soo arooriyay Chris waxaana somaali ahaan uu noqonayaa Injiil Injiil waxaa keenay ciise islamku waxay aamin san yihiin inuu ciise ahaa Nabi sidii yacquub waxaa aamin san yacquub Israil waana yahuud
== Magacyo Kale ==Munasar