Hodan
Appearance
Hodan | |
|---|---|
| Wadanka | |
| Gobolka | Banaadir |
| Caasimada | Muqdisho |
| Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Hodan District (Soomaali: Degmada Hodan) waa Degmo ku taal Koonfur Bari ee gobolka Banaadir. Waa Degmo ku taal waqooyi galbeed ee magaalada Muqdisho. Degmadaan iyo sidoo kale Degmada Deyniile oo xuduud la leh ayaa ah deegaan ka tirsan deegaanka dhaqanka ee beesha Murursade.
Taariikhda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]14-kii October 2017, ayaa waxaa Degmada Hodan ka dhacay laba qarax oo nooca xamuulka qaada ah, kuwaasi oo ay ku dhinteen ugu yaraan 587 qof guud ahaan, laguna burburiyay Hotel
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Khariidadda maamulka degmada Hodan