Kaaraan

Ka Wikipedia
Kaaraan

Karan
كاران
File:Kaaraan11.png
Kaaraan is located in Somalia
Kaaraan
Kaaraan
waxay Kaaraan ku taalaa Somalia ama
DalkaSoomaaliya
GobolBanaadir (BN)
DegmoKaaraan (Muqdisho)
WaaxyahaFaanoole, Jabuuti, Wajeer iyo Nageyle
Dowlada
 • Duqamr shiine (Gudoomiyjeha Degmada Kaaraan)
Area
12 km2 (5 sq mi)
Joogga
5 m (16 ft)
Tirada dadka
(2013)
 • Dhammaan90,012
 • Cufnaanta dadka7,500/km2 (19,000/sq mi)
Magac kaleRee kaaraan
Aag saacadeedUTC+3 (UTC)
 • Xagaa (DST)UTC+3 (UTC)
Thiinada Boostada
10012
Thiinada TelHortel 64, Telecom 21 Nationlink 43
CiidahaCiid weyn iyo ciid yar
Maalinta Ciidda10ka Carafo iyo 1da soon fur
WebsiteKaaraan.com

Degmada Kaaraan waa degmo ka tirsan Degmooyinka Gobolka Banaadir kuna taala dhinaca waqooyi ee mgaalada Muqdisho, waagii hore waxaa loo aqoon jiray Kaambo loojo, waxa ayna ka kooban tahay afar xaafadood,waana mid ka mid ah degmooyinka ugu baaxadda wayn gobolka Banaadir uguna dadka badan, waxeyna deris la tahay degmooyinka kala ah, cabdicasis,Shibis,Yaaqshiid,Huriwaa,warshiikh, iyo badweynta hindiya si aad wax badan uga ogaato Fadlan Nagu soo booqo Facebook Page ka ee https://www.facebook.com/daahirmaxmuud.nuur.37

Halkudhigeed waa karbuuno mugdi waa u kaah, kaaraane dadka waa u keyd,[wax ka badal | wax ka badal xogta]

WAAXAHA[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Faanoole ZONA
  • Jabuuti ZONA
  • Nageyle ZONA
  • Wajeer ZONA
  • jamuuriya ZONA
  • Rashiid ZoNA6

Xaafadaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Buulo Recey, Ciyaal Jardiin, Qawaaji, Alshareeca [ex siliga], Mariino, Buurka Diikow, Heegan, Arjantiin, Jamhuuriya, Xaajiyo culumo, Tookiyo,school Godeey, Jiirada., buulo maaxay, xerka dheere, Lafwayn, Sheekh Cali Cabdulle, Buulo Arjaantin, Buulo cali gaaf, xaafadda garboole, cali geedi , macallin yuusuf , faay caato,ciyaal faroole, xaafadda telefishinka, ceelka maxaadeey, xaafada siisii,xaafadda khawaaji, irshaad,Xaafada kaabaloja.

Dugsiyada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Kuwii hore

  • Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Aadan Cadde
  • Dugsiga hoose Dhexe ee Kaaraan
  • Dugsiga Sare ee Maxamuud axmed Cali
  • Dugsiga Hoose Dhexe ee Godeey

Kuwa Cusub[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare ee Zaki
  • Dugsiga hoose Dhexe Iyo Sare ee Mucaad Bin Jabal
  • Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Daadihiye
  • Dugsiga Hoose Dhexe ee Alshacab
  • Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare ee Global
  • Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee albayan
  • Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Banadir Zone
  • Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Al-nasiib
  • Dugsiga Hoose dhexe iyo sare ee Al-ansaar
  • Dugsuga Hoose Dhexe iyo sare eeal muxaram
  • Dugsuga Hoose Dhexe iyo sare ee Daalo
  • Dugsiga Hoose Dhexe iyo sare ee Jamhuriya
  • Dugsiga hoose dhexe & sare ee Al-bashar
  • Dugsiga hoose dhexe & sare ee kacab binu maalik
  • Dugsiga hoose dhexe & sare ee al-masiir
  • Dugsiga hoose dhexe & sare ee daarul-caalin
  • Dugsiga hoose dhexe & sare ee amjad
  • Dugsiga hoose dhexe & sare ee Haaruun al-rashiid
  • Dugsiga hoose dhexe & sare ee Nagayle

Masaajidyada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Masjidka Cali Geedi
  • Masjidka xaaji yaasiin Cali Gabayre
  • Masaajidka Sheekh Maxamuud Godane.
  • Masjidka Ibn Cabaas
  • Masjidka İrshaad
  • Masjidka Maana Xamsata
  • masjidka maxamed sheekh cali
  • masjidka mugdi maguure
  • masjidka seylici
  • Masjidka Sheekh Maxamad suufi
  • Masjidka Sheekh Axmed Xaaji
  • Masjidka (Suuqa arjantin) *Masjidka Macallin Nuur Maxa'ed Siyaad
  • Masjidja Sheekh Muxudiin Celi
  • Masjidka sheekh muumin
  • Masjidul Taqwa
  • Masjidka Xaajiyo Culumo
  • Masjidka Xaaji Yusuf (weyne)
  • Masjidka Xabbad Tafad
  • Masjidka Maxamed cosoble
  • Masjidka Dabaqaynka Arjantiin
  • Masjidka shiikh cali cabdulle
  • Masjidka shiikh C/laahi mataaney
  • Masjidka shiikh cabduqaadir.
  • Masjidka buulo racey
  • Masjidka garboole
  • Masjidka macallin yuusuf
  • Masjidka akhwaanka
  • Masjidka sarifka kaaraan
  • Masjidka degmadda kaaraan
  • Masjidka al qudus
  • Masjidka bilaal

Dugsiyada quraanka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dugsiga "AUN" Moalim Abukar Ow Hassan Nor "DABAGOOYE"

  • Dugsiga Macallin Abuukar Axmed Nuur Jiisow
  • Dugsiga Macalin Yuusuf Cali Naxar
  • Dugsiga macalin daauud xasan maalin[ talfashinka. ceelka aadan cabaadow
  • Dugsiga Macalin Muuse Nuur Afrax
  • Dugsiga Macalin Cali
  • Dugsiga Macalin Cilmi
  • Dugsiga Macalin Gacmeey
  • Dugsiga Macalin Xasan Gaatamow
  • Dugsiga macalin cabdulaahi madobe
  • Dugsisa macalin MUXUMAD Maxaa Sangaab[ Xafada arjantiin] {Aqabka}
  • Dugsiga Macalin Cajaa'ib
  • Dugsiga Macalin Xuseen Dable
  • Dugsiga Macalin Xuseen Juule
  • Dugsiga Macalin Cumar Dhaarte AUN
  • Dugsiga Macalin Abuukar Xalwada
  • dugsiga m. cadulahi is man juuq yard talfashinka
  • Dugsiga macalin cabdulaahi qawoowe
  • Dugsiga macalin cabdulaahi maxamed xasan (AUN macalin maareeye xafad nageyle)
  • dugsiga macalin axmed xasan calasow

dugsiga macalin xuseen gaaboow

*Dugsiga macalin cumar axmed
  • Dugsiga macalin Yuusuf dugsiga Maxamed Yebarow dugsiga macali axmed xasan calasow

Dugsiga macalin muxudiin sheekh cabdullaahi

  • Dugsiga maclin maxmuud faarax (maclin faaraxeey) xaafada irshaad.

Saldhig[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Saldhiga Booliska ee Degmada kaaraan waxa Kaloo kaaraan ay caan ku tahay shirkadii pepsi ga iyo cocacola garoonka ugu caansan degmada waa garoonka qoob doore iyo garoomo kale oo fara badan haka reebin xeebta liido oo jimca kasto loo damashaad tago degamada waxey caan ku tahay sportiga dhan kasto ow ahaado dhanka oradka iyo kubada cagta kubada kolayga boodada dheer dabaasha iwm.

==== Xarunta degmada Kaaraan

Laanta[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Boosto[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xarunta Boostada ee Degmada Kaaraan

Isbitaalada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

==== Shineemooyinka shineemo xuumey Shineemo tukiyo

====
  • Shineemo Sanca
  • Shineemo Liibaan
  • Shineemo Mowliid
  • Shineemo Baraan
  • Shineemada dabaqa
  • Shineemada carfaaye
  • Shaneemo calisaney
  • Shaneemo xalimihite
  • Shaleemo Mahad Xaayoow Siisii

Ciyaaraha Degmada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Kaaraan waa degmo isboorti waxaa ku yaalla garoomo xaafadeed caan ka ah guud ahaan Xamar sida.

  1. Qoobdooro
  2. Faadnotooxoow
  3. Injiga
  4. Salaxyada pepsi cola
  5. Godeey
  6. Garoonka Iskool Maxamuud Axmed Cali
  7. Barxadaha Boorreey
  8. Barxadaha Xeebta Badda [ sansiiriyo ]
  9. Baraxadaha Carra guduudda.

Degmada waxay lahayd kooxo caan ah oo soo saaray ciyaartooy magac iyo maamuusba ku yeeshay guud ahaan isboortiga Soomaaliya, waxaana aka mid ahaa Faynuus, Wajeer, Karaama, iyo khawaaji iyo Jabuutti.

Hoteello[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Lafweyn
  • Jiddah
  • Hotel qawaaji

Baarar[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • baar mahad feeroole
  • baar feeynuus
  • iyo kuwo kale
  • Baar CilmiJuuni
  • Baar Yaabisdiid
  • Baar Faa Caato Ama karaama
  • Baar fashion 1 iyo 2

Laamiyada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Jidka Wadnaha
  • Jidka Mirinaayo.
  • Jidka kaaraan
  • Ala magan
  • jidka xaaji kadare

Isgoysyada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Isgoyska Jamhuuriyo
  • Isgoyska Kaaraan(jiiro wacbuudhan)
  • Isgoyska Mariina
  • Isgoyska sanco
  • isgoyska fagax (lafweyn)

Bad[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Badweynta Hindiya waxeyna leedahay Xeebta sugunto liido aad u dheer xafada deelka

Garoomadda Kubadda Cagta[wax ka badal | wax ka badal xogta]

1 Garoonka Kubadda Cagta ee Qoobdoore 2 garooman yar yar o fustal ahaan lagu cayaaro 3 garoonka maxamud ahmed ali 4 garoonka qawaaji 5 garoonka abdi cade

=Suuqyada degmada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Suuqa Arjantiin
  2. Suuqa kaaraan
  3. Suuqa Sanca
  4. Suuqa jamhuuriya cali geedi
  5. Suuqa buula maaxay
  6. Suuqa xoolaha xirka dheere

Goobaha caanka ah[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Kawaanka Xoolaha siiba Geela oo loo yaqaan (kawaanka bari), kawaankaan ayaa lagu qalaa inta badan Hilibka geela ee laga cuno Magaalada Muqdisho, isagoo laf dhabar u ah Magaalada Muqdisho.

= Xaruntii TVga Qaranka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Keydkii rashinka Injiga[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Kaalmihii shidaalka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

==== Waaskadii Biyaha ==== .

Isbitaal Laansareeti[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Taliskii ciidanka badda ee Mirinaayada[wax ka badal | wax ka badal xogta]