Keysaneey
Appearance
| Cusbitaalka Keysaneey | |
|---|---|
| File:Keysaney.jpg | |
| Lua error in Module:Location_map at line 425: No value was provided for longitude. | |
| Juqraafiga | |
| Goobta | Muqdisho, Banaadir, Somalia |
| Ururka | |
| Nidaamka daryeelka | Mid Guud |
| Nooca | Pediatric, Teaching, Specialist, Research |
| Adeegyada | |
| Waaxda Degdega | Haa |
| Sariiraha | Lama hayo heer caalami ah |
| Taariikhda | |
| La furay | 1993 |
Keysaneey waa isbitaal caan ah oo ku yaala Degmada Kaaraan, kaas oo wax u qabta dadka soomaaliyeed ee dhibaateysan markii hore wuxuu ahaan jiray xabsi waxaana isbitaal loo bedelay kadib markii ay burburtay xukuumadii dhexe ee Soomaaliya isbitaalkani wuxuu faa'iido weyn u noqday dadkii ku waxyooloobay dagaaladii sokeeye ee ka dhacay magaalada Muqdisho.