Isuduwe Habka Juqraafiga
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Geographic coordinate system)
Isuduwe Habka Juqraafiga Waa hab Loolka iyo Dhigta ee ka soo bilaabata labada Xarriiq ee eberta ah waana Dhig-dhexada iyo Dhul-baraha kuwaas ah bar kulankooda Gacanka Gaana.
Loolka iyo Dhigaha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Dhigaha waa xarriqo xoodan oo lagu cabiro xaglaha kuwaas oo ka bilaawda (0) wadartooduna waa 360 waxayna iska jeraan laba cirif ee dhulka.
Loolka oo isna ah xarriiq beenaad barbarre ah tiradooduna waxay gaareeysaa 180 waana kaalmeeye Isuduwe Habka Juqraafiga si loo abaaro Baraha Juqraafi, Waqti iyo heer-kulka.
Waxaa halkaan ku jira qoraal yer oo kooban. Fadlan qoraalkaan naga caawi hadii aad wax ka taqaan Guji halkaan si aad wax ugu kordhiso. |