Gaana

Ka Wikipedia

Coordinates: 6°40′N 1°37′W / 6.667°N 1.617°W / 6.667; -1.617

Ghana
wegadu
Calanka Gaana Astaannta Qaranka ee Gaana
Calan Astaannta Qaranka
Qaarada Afrika
Location of Gaana
Location of Gaana
Caasimada Accra
Cadadka Dadka
 -  2014 qiyaas 27,043,093 
Ghana

Taariikhda iyo meesha uu ka soo jeedo magaca Gaana. jamhuuriyadda Gaana waa wadan ku yaal Afrikada Galbeed Caasimaddiisu waa Magaaladda Akra ,Bedkiisu waa 238.540km2 Dadkiisana waxaa lagu qiyaasay 27.043.093 (qiyaastii 102 qof halkii km2)waxay xuduud la leedahay galbeed Costa d'Avorio,waqooyi Burkina Faso,koonfur gacanka Guinea,Dhulkii loo ya qiinay xeebtii dahabiga wuxuu xurnimada ka qaatay Boqortooyadii Ingiriiska sanadkii 1957 wuxuuna noqday wadankii ugu horreeyay ee saxaraha ka hooseeya,ee xornima qaata. gaana waxa uu xornimada siisay somalia kadib ciidan uu usoo diray ciidan military ah ooxoogan.

Xubin[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Waddnamha degaan Ghana[wax ka badal | wax ka badal xogta]

1000+