U bood nuxurka

Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika

Ka Wikipedia
Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika
République centrafricaine  (Af-Faransiis)
Ködörösêse tî Bêafrîka  (Af-Sango)
Calanka Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika
Calanka
Astaanta qaranka ee Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika
Astaanta qaranka
CaasimaddaBaanqwi
Aasaaskii

Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika waa wadan Dhul Xiran oo ku yaalo Bartamaha qaarada Afrika, waxoo xuduud la leeyahay wadamada Jad, Suudaan, Jamhuuriyadda Kongo, Jamhuuriyada Dimuqaraadiga Kongo iyo Kamiruun. Wadankaan markiisa hore waxaa gumeesan jiray Faransiiska.