Tunisiya

Ka Wikipedia

Coordinates: 34°N 9°E / 34°N 9°E / 34; 9

الجمهوريةالتونسية
al-Jumhūriyya at-Tūnisiyya
République tunisienne
Calanka Tunisie
Calan
Qaarada Afrika Midowga AfrikaUnionka MediterraneankaCEN-SAD
Location of Tunisie
Location of Tunisie
Caasimada Tunis
Tunisie


Tunisia waxay ku taallaa Waqooyiga qaaradda Afrika, Magaala madaxda Tunisia waa Tunis.Dhanka barai iyo Waqooyiba waxa kaxiga Bada Dhexe.Dhinaca Galbeed waxa uu xuduud kala wadaagaa wadanka Aljeeriya,waqooyi galbeedna wadanka Liibiya,wadanka Tunisiya waxa uu kufadhiyaa dhul gaadhaya 162.155 KLm oo iskuwareeg ah,waxa %30 dhulka Tunisya mara Saxaarawayn. wadanka Tunisya waxa uu dawr aad iyo aad u ween kaqaatay taariikhaiihii hore,xiliyadii ay katalinjireen qowmiyadaha sida Dadka Berberiga iyo shacabkii lagumagacaabijiray Qrdaajiyiinta.xiligaas wadanka Tunis waxa lagu magacaabi jiray Gobolka Afrika oo waxa ay kamid ahayd xukunkii Roomanka,xiligaas waxaa kadhacay wadanka Tunisya dagaalo dhaxmaray Qardaajiyiinta iyo Roomaanka dagaaldaas oo lasheegay in ay yihiin qaar kamida dagaaladii ugu caansanii xiliyidii hore.Islaamku waxa uu wadanka Tunis gaadhay Qarnigii todobaad kadib markii ay islaamku wadankan qabsadeen waxa ay dhiseen magaalda caanka ah ee lagau magacaabo Qiirwaan. waana magaaladii ugu horeesay ee islaamiya ee lagadhiso waqooyiga Afrika.wadanka Tunisiya waxa gumaystay Farnsiiska.gumaysiga farnsiisu waxa uu bilaabmay sanadkii 1881,waxaanuu wadnkanai madax banaanaaday sanadii 1957 waxaa noqday madaxwaynihii ugu horeeyay ee Tunisya yeelato.Xabiib Borqeeba.Waxa uu xukunka hayay ilaa sanadkii 1987 markaas oo uu xukunka wareejiyay sabao caafimaad awgood waxa talada qabtay Sayn Al-Cabidiin Bin Cali oo hayah talada ilaa shacabku ayay kacdoon talada kaga rideen bilawgii 2011.

Magaca Tunisiya[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Magaca Tunisiya waxa uu kayimi caasimada wadanka oo isla magacan lagu magacaabo.

Dhaqaalaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Wadanka Tunisiya waxa uu leeyahay ganacsi kala duwan oo firfircoon.dhaqaalha wadanka Tunisiya waxa laf dhabar u ah Beeraha dalxiska qodisa Dhuxusha iyo farsamooyinka fud fudud.


Dhismo Hooseedka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Wadanka Tunisiya waxa uu Leeyahay Dhismo Hooseed aad u feecan Gaar ahaan Dhanka garoomada ay diyaaraduhu ka haadaan iuo wadooyinka u dhexeeya magaalooyinka waawayn.oo dhamaantood ah laami waxa kale oo wadanku kadhisan yahay goobaha Ciyaaraha sida Garoomada kubada cagta kubada kolayga oo si heersare ah Loodhisay

Waxbarashada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Waxbarashada Wadanka Tunisaya lagabilaabo 3 jir ilaa 6 jir qasab maaha laakin wixii kabilaabma 6 jir ilaa 13 16 waa qasab waana bilaash,

Xubin[wax ka badal | wax ka badal xogta]







Waddnmaha degaan Tunisa[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Warbaahinta[wax ka badal | wax ka badal xogta]

warbaahinta wadanka Tunisiya waxa ay kakoobantahay laba kinaal oo ay dawladu maamusho 1 iyo 2 waxa jira oo kale Kinaalo madax banaan oo sigaara looleeyahy,

Saxaafada laqoro[wax ka badal | wax ka badal xogta]

wadanka Tuunusya waxa kasoo baxa jaraa'ido faro badan oo ay qaarkood leedahay dawladu iyo qaar kale oo madax banaan.

Ciyaaraha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Ciyaarta koobaad ee wadanka Tunisya laga xiiseeyaa waa kubada cagta,ciyaarta labaad ee wadanka Tunisiya ugu xiisaha badani waa ciyaarta Tikwendo sidoo kale waxa laga ciyaaraa sida ciyaaraha Tinista Kubada kolayga iyo ciyaaro kale oo aad ubadan. Waxaa kale oo wadanka tunuusiya laga ciyaaraa kubadda cagta sidoo kale wadanka tuniisaya waa wadanka ugu badan ee soo saara warbaahunada wadanka tuniisa waa wadanka kali ee Africa mabaxsan unadhaw Cadaanka wadanka tuunusia waa wadan hadda madax banaan waxaan uku badan ee laku sameeya sexy iyo waxyaabo kle oo aad ufara badan.




sido kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]